|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Horumarinta Marinka Berbera Oo Maanta Kulan Yeeshay!
September 13, 2023 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Guddida Horumarinta Marinka Berbera ayaa maanta yeeshay kulankoodii isku-dubbaridka ahaa ee ay kaga wada-hadleen ka faa’iidaysiga marinka. Waxaana kulankaa shirgudoominayay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland mudane Mohamoud Hassan waxaana ku wehelinayay shirka Wasiiradda Arrimaha Dibedda iyo Gaadiidka iyo qaar kamida Guddida sare ee hormarinta marinka. Waxaana lagaga wada hadlay siidii loo hormarin lahaa isla markaana looga faaidaysan lahaa Marinka Berbera.
Related posts:Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbaddii Uu Ka Jeediyay Hadhimo-Sharafeedkii uu usameeyay Golaha Guu... DAAWO;-Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Jawaab Kulul ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xoghay... Daawo: Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Kulmiye Ku Eedeeyey Inay Olole Cad Ka Bilaabeen Gobolada Galbee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|