Degmada Allaybaday Oo Deeq Xoolaha Ku Wareejisay Ciidanka Qaranka Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Degmada Allaybaday Oo Deeq Xoolaha Ku Wareejisay Ciidanka Qaranka Somaliland.
September 1, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulka iyo waxgaradka degmada allaybaday ee gobolka gabiley ayaa deeq xoolo iyo khudaar iskugu jirta ku wareejisay taliska ciidamada qaranka somaliland taasi oo loogu talo galay in lagu taakuleeyo ciidamada qaranka ee ku jira difaaca dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS