|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Maraykanka Oo Soo Dhawaysay Go,aamadii Lagu Xaliyay Khilaafkii Doorashooyinka Somaliland.
September 21, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Dawladda Mareykanka Oo ka Hadashay Go.aamadii lagu xaliyay Khilaafkii doorashooyinka Somaliland iyadoo bogaadisay heshiiskii lagu soo afjaray khilaafkii siyaasaddeed ee muddada ka taagnaa doorashooyinka Somaliland, ee dhawaan Salaadiinta Bariga Burco go’aanka ka soo saareen. Sii hayaha xilka Safiirka Safaaradda Somalia ee Maraykanka oo booqasho maanta ku yimid Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa sheegay sidoo kale in arrinta Laascanood lagu dhameeyo wada hadal. Related posts:DAAWO; Xaflad Lagu Taagerayo Madaxweynaha Cusub Ee Loo Doortay Somaliland Oo lagu Qabtay Magaalada ... Wacdarihii Hargeisa iyo Habeenka Farxiya Fiska Iyo Heesihii Ugu Saameynta Badnaa Showgii Xalay. “Hadii Qabyaalada Iyo Musuq Maasuqa Codka La Kala Iibsanyo, Ay Xun Dhur Unoqdaan Somaliland In Ay Dh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|