|
|||||
WAJAALE NEWS
“Anagu Urur Ahaan Mabda,a Aanu Qabnaa, Waa In Sedexdii Xisbi Ee Hore Loo Daayo In Ay Galaan Doorashada Madaxtooyada”Ibraahim M. Buubaa.
September 12, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasdeedka talo wadaag Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa soo jeediyay in doorashada madaxtooyada la qabto ta urur siyaasadeedyada dib loo dhigo Sidoo kale siyaasi buubaa ayaa ka hadlay dagaalkii ciidamada qaranka Somaliland kaga soo baxeen gobolka sool iyo dhibtii ciidamada soo gaadhay isagoo sheegay in loo baahan yahay talo laga yeesho arimaha taagan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Madaxwayne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Shacabka Reer Boorama Kala Qayb Galay Ololaha Xisbiga Ku... Komishanka Doorashooyinka Oo Dhaariyay Shaqaalihii Komishanka Ee Ka Hawlgalay Goobaha Codbixinta. DAAWO;-Barnaamijka Waxqabadka Safaarada Somaliland Ee Dalka Sweden Sanadkii 2018 Iyo Arimaha U Qorsh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|