|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumadda Somaliland Oo War Kasoo Saartay Dagaal Saaka ka Dhacey Magaalada Laascaanood.
August 13, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa war kazoo saartay dagaal saaka ka dhacay magaalada laascanood kaasi oo udhexeeyay ciidamada qaranka Somaliland iyo kooxaha huwanta ah ee ka dagaalamaya magaalada laascanood Sidoo kale xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in kooxaha huwanta ahi saaka soo weerareen fadhiisimada ciidamada qaranka Somaliland ee duleedka laascanood kuwaasi oo ay kusoo garaaceen madaafiic ciidamaduna iska difaaceen weerarkaasi. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:DAAWO; Maamulka Dawlada Hoose Degmada Gabiley oo Ka Hadlay Jid laamaya Oo Casriya lagana Hirgalyay B... DAAWO;-Muj Boobe Oo Ka Warramay Waxyaabihii Uu Marxuum Cigaal Kaga Duwanaa Madaxweyneyaashii Kala Da... Agaasimaha G, Ee Wasaarada Caafimaadka Oo Ka indho-qarsaday Xuquuqda Shaqaalle u Soo Dhabar Adaygay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|