Xukuumada Somaliland Oo Go,aamo Culus kasoo Saartay Colaada Ka Taagan Deegaanka Ceel Afwayn | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Go,aamo Culus kasoo Saartay Colaada Ka Taagan Deegaanka Ceel Afwayn
August 31, 2023 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Wafti xukuumada Somaliland katirsan oo maalmihii udanbeeyay gobolka sanaag ujoogay xalinta colaada kazoo cusboonaatay beelaha wada dega deegaanka ceel afwayn ayaa amar culus kazoo saaray kaasi oo labada beelood ee dirirtu ka dhaxay lagu amray in joojiyaan dagaalka islamarkaana layskugu keeni doono wada hadal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS