Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Diiday Ansixinta Wasiirnimada Cali Xoor Xoor Oo Maanta Golaha Horyimid | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Diiday Ansixinta Wasiirnimada Cali Xoor Xoor Oo Maanta Golaha Horyimid
August 22, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada Golaha Wakiillada JSL ayaa Cod aqlabiyad ah ku diiday Wasiirnimada Wasiirka wasaarada Arimaha Bulshada Cali Xoor Xoor oo uu dhawaan madaxwayne Biixi Magacaabay isla markaasina maanta hor yimid golaha wakiilada Somaliland

30 xildhibaan ayaa diiday

6 xildhibaan ayaa ogolaaday

9 xildhibaana way ka aamuseen

COMMENTS
LINKS