|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Taageero Umuujiyay Musharaxa Gobolka Gabiley Matalaya Ee Utartamaya Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye
August 16, 2023 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maayar kuxigeenka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka ayaa sheegay in aanay reer gabiley ka tanaasulin damaca Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye kaasi oo uu utartamayo siyaasi cabdicasiis maxamed samaale iyagoo muujiyay taageerada ay la barbar taagan yihiin shacabka gobolka gabiley Sidoo kale xildhibaanada ayaa jawaab ka bixiyay shir gabiley lagu qabtay oo lagu marin habaabinayay rabitaanka shacabka gobolka gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO: Siyaasi Muuse Cabdilaahi Suwayn Oo Sheegay In Aanay Jirin Wax Xukuumada Gabiley Ka Qabatay, T... Madax-dhaqameedka AYUUB Oo Madaxweynaha Ku Bogaadisay Inuu Golaha Wasiirradaku soo daray Beeshooda Haddii Musharax Sacad Muuse Ah la Doonayo,Anigaa Musharax ah ee Ninka I reebayow kaalay,MUJ Cali Gur... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|