“Walaahi Cidnaba Ka Yeeli Mayno, In Ay Nabada Ku Ciyaarto, Haday Tahay Xukuumad Iyo Haday Tahay Cidkaleba” Madaxdhaqameedka Beesha Bariga Burco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Walaahi Cidnaba Ka Yeeli Mayno, In Ay Nabada Ku Ciyaarto, Haday Tahay Xukuumad Iyo Haday Tahay Cidkaleba” Madaxdhaqameedka Beesha Bariga Burco.
August 12, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka iyo gudida beesha bariga burco ayaa mawqif adag ka istaagay xaalada murugsan ee somaliland marayso iyagoo wacad ku maray in aanay cidnaba ka yeelayn in ay ku ciyaarto nabada somaliland xukuumad iyo mucaaridba

Sidoo kale madaxdhaqameedka beesha habar jeclo ayaa xukuumadu ugu baaqay in   ay joojiso amarkii ay xalay ku sheegtay in ay awood ku muquuninayso jabhada buurta gacan libaax

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS