|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo kasoo Horjeestay Banaan Bax Ay Sheegeen In Mucaaridku Ku Baaqay
August 10, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidamada booliska Somaliland ayaa war kazoo saaray baaq kazoo yeedhay dhalinyarada xisbiga waddani oo maalinta jimcaha ku balamay in ay iskugu soo baxaan kulan loogu baroor diiqayo dhalinyaradii ku geeriyooday mudo haraadadii ay xisbiyada mucaaridku dhigeen sanad ka hor. Ciidamada booliska ayaa sheegay in aan la qaban Karin wax isku soo bax ah islamarkaana uu sharci daro yayay. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:“Madaxweynuhu Degaankayga Wuu Cunsuriyeeyay, laakiin Waanu Ka Guulaysanay” Xoghaye Yoonis Axmed “Maraykanku Wuxuu u Baahan Yahay Inuu Aqoonsado Somaliland Ka Hor Inta Aanu Ruushku Ictiraafin” Mich... Xildhibaan Khadar Guun Oo Xisbiga Wadani Kasoo Baxay Ayaa Shaaciyay In Uu Taageerayo Shir-gudoonka X... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|