Siyaasi Faysal Cumar Madar Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Faysal Cumar Madar Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye.
August 7, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Faysal Cumar Madar “Faysal Qumuj” Oo kamid ah xubnaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ayaa shaciyay in uu usharaxan yahay gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga oo la filayo in dhawaan lagu doorta shirka golaha dhexe ee xisbiga oo 20bishan ka qabsoomo magaalada burco

Siyaasi faysal ayaa faah faahin ka bixiyay damaciisa iyo fursada uu uyahay dhalinyarada somaliland ee ku jira asxaabta siyaasada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS