|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Duur Oo Si Toosa Ula Hadlay Beesha Uu Kasoo Jeedo Musharax Cirro, Fartana Ku Fiiqay Dariiqa Uu Ku Guulaysan Karo!
August 31, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi maxamed nuur caraale duur wasiirkii hore ee arimaha gudaha somaliland oo ka hadlay madal ay ku kulmeen badi haldoorka somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka soo afjarida murankii doorashooyinka dalka Sidoo kale siyaasi duur ayaa farta ku fiiqay dariiqa kaliya ee musharaxa madaxwayne ee xsbiga wadani uu ku gaadhi karo kursiga dalka ugu sareeya iyo waxyaabaha looga baahan beesha uu kasoo jeedo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Sagootiyey Ardadydii Sanadkan ka Qalin Jabisay Kuliyada Sharciga ee Jaa... Booyadaha Biyaha Udhaamiya Magaalada Hargaysa Oo Maalintii Labaad Wada Cabasho Ay Kaga Soo Horjeedaa... DAAWO;-Wasiiro Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Degmada Geed-balaadh,Soona K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|