|
|||||
WAJAALE NEWS
“Shacbi Waynaha Somaliland Waxaan Leeyahay Maalmaha Adag Waxaa Loo Baahan Yahay In Dhibta Dhacda Iyo Guuldarada Timaada Xamil Iyo Deganaan Lagaga Jawaabo”Musharax Cirro.
August 25, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay gobolka sool iyo dhibtii kasoo gaadhay ciidamada qaranka somaliland isagoo tcsi udiray ciidamadii ku geeriyooday Sidoo kale musharax cirro ayaa shacabka reer somaliland ugu baaqay in malmaha adag loo baahan yahay in samir iyo xamil lagaga jawaabo loona adkayso waxkasta oo yimaada Dhanka kale musharax cirro ayaa sheegay in warqadii xukuumadu galabta kasoo saartay dagaalku aanay ahayn mid jawaab unoqon karta wixii dhacay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo-Siyaasi Maxamed Abiib Oo Fariin Kulul u Diray Maamulka Fadhiidka Ah ee Muqdisho Oo Ka Xun Horu... DAAWO; Murashax Cabdicasiis Samaale Oo Si Baaladhan Loogu Soo Dhaweeyay Xarunta Xisbiga Kulmiye Qaa... Dadweynaha Ku Dhaqan Magaalada Tog-Wajaale oo Ka Deyrinaya Biyo La´aan Culus oo Soo Foodsaartey iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|