Shacabka Magaalada Gabiley Oo Isugu Soo Baxay Banaan Bax Lagu Taageerayo Ciidamada Qaranka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shacabka Magaalada Gabiley Oo Isugu Soo Baxay Banaan Bax Lagu Taageerayo Ciidamada Qaranka Somaliland
August 26, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalada gabiley oo ay hormuud ka yihiin haweenku ayaa iskugu soo baxay banaan bax ay ku taageerayaan ciidamada qaranka somaliland ee dalka difaaciisa ku jira iyagoo wacad ku maray in ay barbar taagan yihiin guushuna ay iyaga raaci doonto.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS