|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameedka G. Gabiley Oo Ka Hadlay Go,aankii Ay Soo Sareen Gudida Beesha Habar Jeclo Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi.
August 29, 2023 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Gudida beesha jabriil abokor oo maanta shir ja,raid ku qabtay magaalada gabiley ayaa soo dhaweeyay qodobadii ay gudida beelaha bariga burco kazoo saareen khilaafka siyaasadeed ee dalka iyagoo sheegay in ay yihiin kuwo xal u ah khilaafka doorashooyinka ee dalka ka taagan Sidoo kale madaxdhaqameedka reer gabiley ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu aqbalo go,aankan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Golaha Wakiilada Iy... Xogo Iftiimiyay Sobabaha Keenay In Marwo Aamina Waris ka Cudurdaartay liiska Muuse Biixi Ku Soo Da... “Golaha Wakiilladu Mar Haddii Ay Golaha Kasii Tagayaan Waxaa Looga Baahnaa Inay Si Milgo Leh UTagaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|