Madaxdhaqameedka Beelaha Arab Oo War Kasoo Saaray Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameedka Beelaha Arab Oo War Kasoo Saaray Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliland.
August 14, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka beelaha arab oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa baaq nabadeed kazoo saaray xaalada cakiran ee Somaliland iyo jabhada ka dilaacay’

sidoo kale madaxdhaqameedka beelaha arab ayaa baaq udiray xukuumada iyo bahda dhaqanka beelaha garxajis.

 

COMMENTS
LINKS