|
|||||
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka Beesha Bariga Burco Oo War Kasoo Saaray Dhexdhexaadin Ay Ka Dhex Wadeen Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Jsl.
August 19, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka beesha habarjeclo ooh ore ushaaciyay in ay dhex dhexaadin ka galayaan khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan ee udhexeeya xisbiga mucaaridka iyo xukuumada madaxwayne biixi kaasi oo sobobay in jabhado galaan buurta gacan libaax Ergadan madaxdhaqameedka habarjeclo ayaa shaaciyay in ay kolsooni siyeen madaxwayne biixi iyo madaxda xisbiyada mucaaridka Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO ; Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Maanta Hawlgalo Wado,Banayn iyo Dumin Ku Sameeyay Dhis... Ciidamada Liyuu Booliis Oo Nin Xoolo Dhaqato Ah Ku Toogtay Somaliland Dhexdeeda Xili Ay Xukuumadu So... DAAWO;-Xildhibaan Baar Siciid Oo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Ugu Baaqday In Uu Joojiyo Saacadaha Dad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|