Dawlada Taiwan Oo Deeq Malaayiin Dollar Ah Ku Wareejisay Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Taiwan Oo Deeq Malaayiin Dollar Ah Ku Wareejisay Somaliland
August 28, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dawlada Taiwan ayaa Somaliland ugu deeqday lacag dhan 2milyan dollar kaasi oo loogu talo galay horumarinta arimaha bulshada Somaliland

Wasiirka wsaaradamaaliyada Somaliland ayaa deeqdan kala wareegay safiirka dalka Taiwan ufadhiya Somaliland.

COMMENTS
LINKS