Ciidamo Kasoo Goostay Kooxaha Huwanta ah Ee Ka Dagaalamaya Laascanood Oo Kusoo Biiray Ciidamada Qaranka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamo Kasoo Goostay Kooxaha Huwanta ah Ee Ka Dagaalamaya Laascanood Oo Kusoo Biiray Ciidamada Qaranka Somaliland
August 22, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Ciidamo tiro badan oo kazoo goostay shacabka la qalday ee reer sool iyo kooxaha huwanta ee ka dagaalamaya ayaa waxaa soo dhaweeyay ciidamada qaranka somaloiland eek u sugan gobolka sool kuwaasi oo sheegay in ay usoo noqdeen qarankoogii iyagoo ka waramay xaqiiqada kooxahan Somaliland la dagaalamaya ee iskugu yimid laascanood.

COMMENTS
LINKS