|
|||||
WAJAALE NEWS
Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Dagaalkii Maanta, Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Uu Iscasilo.
August 25, 2023 - Written by Editor:LONDON(W,N)-Boqor cismaan aw maxmuud oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa si kulul uga hadlay dagalkii maanta ee gobolka sool oo lagu qabtay saraakiil ciidamada qaranka katirsan iyagoo kazoo baxayna fadhigoodii gooje cade isagoo oo sheegay in ay tahay taladii muuse biixi Sidoo kale buurmadow ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu xilka iska casilo madaamada oo uu ku fashilmay hogaamintii qaranka isagoo usoo jeediyay in uu madaxwayne kuxigeenka ku wareejiyo madaxwayne kuxigeenkiisa. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:“Goleyaasha Xeer Dejinta Dalka Waxa Aan Leeyahay Cimrigiina Oo Tagey Ceeb Ha Ku Sagootiyina, Ee Hub... DAAWO;-Sheekh Dandaawi Oo Booqasho Ku Tagay Gobolka Sanaag Iyo Xabaashii Sheekh Ciise Bini Axmed! Ururka NOMAD Ee Dalka Holland Garabkiisa Haweenka Ee Hooyo Waa lama-Huraan Oo Deeq Lacageed Soo Gaad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|