|
|||||
WAJAALE NEWS
“Anigu Kursiga Aan Doonayo, Waxa Igala Culus Dhiigga Muwaadiniinta..”Musharax Cirro
August 11, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro ayaa ka hadlay dagaalkii dhexmaray ciidanka booliska somaliland iyo jabhada buurta gacan libaax oo sobobay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac isagoo tacsi udiray askartii ku geeriyootay Sidoo kale musharax cirro ayaa sheegay in aanu kursiga madaxwayne ee somaloiland ku doonayn dhiig udaata xisbiga wadanina uu aaminsan yahay midnimada shacabka Somaliland iyo nabadgalyadeeda. Related posts:DAAWO ; Gudoomiye Ciro Oo Hada Warbaahinta la Hadlay, Si kululna u Beeniyey In Lagu Casuumay Dooda... DAAWO ; Shilka Laba Gaadhi Oo ka Dhacay Agagaarka Magaalada Arabsiyo Iyo Khasaaraha Dhimasho & ... Prof Cabdi Ismaaciil Samater Oo Layaab Ka Muujiyey Dagaalka Siyaasadeed Xamar Kaga Socda Dadka Somal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|