Xisbiga Kulmiye Oo Taageeray Go,aankii kazoo Baxay Komishanka Doorashooyinka Ee Shaacinta Wakhtiga Doorashada Ururada Iyo Ta Madaxwaynaha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Kulmiye Oo Taageeray Go,aankii kazoo Baxay Komishanka Doorashooyinka Ee Shaacinta Wakhtiga Doorashada Ururada Iyo Ta Madaxwaynaha.
July 20, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga kulmiye ahna wasiirka arimaha gudaha ayaa ka hadlay mawqifka xisbigooga ee go,aankii ay komishanka doorashooyinku ku shaaciyay wakhtiga ay qabsoomayaan doorashada ururada iyo ta madaxwaynaha

Sidoo kale wasirka arimaha gudaha ayaa sheegay in cidii diidan go,aanka komishanku ay tahay qaran dumis.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS