“Xalka Somaliland Ay Maanta Ubaahan Tahay, Waa In Doorasho Madaxtooyo Aynu Galno, Waana Ta Hortaala Komishanka Doorashooyinka”Xil Siciid Sokeeye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xalka Somaliland Ay Maanta Ubaahan Tahay, Waa In Doorasho Madaxtooyo Aynu Galno, Waana Ta Hortaala Komishanka Doorashooyinka”Xil Siciid Sokeeye.
July 16, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid sokeeye oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay in xalka Somaliland maanta ku jiro in la qabto doorashada madaxtooyada taasi oo dalka ka baajin karta jahowareer siyaasadeed oo uu galo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS