|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Arkayay Dad Badan Oo Leh, Bushaaro Baanday Adeerkeed Maxamed Kaahin Ayay Uxidhan Tahay, Waxaan Leeyahay Waar Uma Xidhan, Ee Maxamed Muuse Biixi Ayay Uxidhan Tahay”Xil. Axmed-khaliif.
July 30, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed Khaliif oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay halka uu marayo dhagaysiga eedaha loo hayso suxufiyad bushaaro Baanday oo mudo ku xidhan hargaysa Sidoo kale xildhibaan axmedkhaliif ayaa sheegay in Bushaaro Baanday aanay uxidhnayn sharciga iyo Adeer wasiir Maxamed kaahin toona balse ay uxidhan tahay wiilka uu dhalay madaxwaynaha jsl Ee Maxamed Muuse Biixi isagoo ka waramay dood dhexmartay isaga iyo xildhibaan siciid cudhay iyo maxamed muuse biixi uu ugu Goodiyay in aan xataa wasiirka arimaha guduhu siidayn Karin wariye bushaaro baanday, islamarkaana ay isaga uxidhan tahay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts: Halkan Ka Daawo “Madaxwayne Waxan Ku Leenahay Baryo Maaha Xeer Saxaafadeed Baadh Maaha Sharci Daro ... Daawo: Xogo Rasmi Ah Oo Ka Soo Baxay Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Ka Dhex Qaraxay Masuuliyiinta ... Wasaarada Gadiidka Somaliland Maxay Ka Tidhi In Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Wasaarada Maaliyada? COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|