|
|||||
WAJAALE NEWS
“Warshadii Kabista & Xeradii Gantaalaha, Dantii Guud Intii Hadhay, Waa La Xaraashayaa..” Xil, Yaasiin Cumar Yare.
July 28, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Yaasiin Cumar Yare Oo Katirsan Mudanayaasha golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa sheegay in la xaraashayo dhulkii danta guud gaar ahaan warshadii kabista iyo xeradii ciidanka milatariga ee gantaalaha isagoo qoraal uu kaga hadlayo arintan ku baahiyay barta uu ku leeyahay facebookga wuxuna udhignaa sidan; “Warshadii kabista & xeradii gantaalaha” Dantii guud Intii hadhay waa la xaraashayaa lkn maalin kale ayaa iman. Maxaa dawladnimada lagu ciyaaray. Ummad dhan oo khiyaali ku nool Baynu Nahay, Ragbaa Ku Tijaaraya Hantidii Ummadan Indheheena Oo 5 Ah” #hadalyar #hawlbadan. QORE;Xildhibaan Yaasiin Cumar Yare. Related posts:Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Talooyinka Uu Usoo Jeediyay Madaxwayne Biix... Daawo: Maareeyaaha Dekedaha Somaliland oo Faah-faahin Ka Bixiyay Dooni Ay Soo Iibsatay Dekeda Berber... Wasiirka Beeraha Oo Ugu Baaqay Dadweynaha Gobolada Saaxil, Awdal Iyo Salal Inay Digtoonaadaan Roob D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|