|
|||||
WAJAALE NEWS
Wakiilka Somaliland Ee Dalka Tiawan Oo Lagu Eedeeyay Tacadi Jinsi Oo Gabadh Shaqaale Ah Loogu Gaystay Xafiiska Safaarada Ee Taiwan.
July 22, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wakiilka somaliland u qaabilsan Dalka Taiwan Maxamed Xaaji iyo saraakiil kale oo ka tirsan xafiiska somaliland ee caasimada Taiwan ayaa lagu eedeeyey xadgudubyo ay u gaysteen shaqaale u dhashay dalkaasi oo ka shaqaynayey xafiis xukuumada Hargeysi ku leedahay Taipei. Warbaahinta TaiwanPlus ayaa baahisay haweenay u dhalatay dalka Taiwan oo sheegtay inay xafiiska somaliland iyo hawl wadeenada ka shaqeeya oo wakiil Maxamed Xaaji ku jiro ay kala kulantay xadgudubyo tacadi jinsi ah iyo xuquuqdeedii shaqaalenimo oo la duudsiyey. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Daawo; Ciidanka Ilaalada Bada Jamhuuriyada Somaliland Oo Tababar Loogu Soo Xidhay Magaalada Barbera... DAAWO;-fanaan Caanka Ah Gayiga Qoomiyada Oramada Cali Birri Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa... Deegaanka Farowayne Oo Munaasibad Loogu Qabtay Arday Dhamaysatay Xiftiga Quraanka Kariimka Iyo Waxya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|