|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Xaalada Murugsan Ee Somaliland, Sheegayna In Talo Xumadii Muuse Biixi Iyo Saleebaan Gaal Sobobtay!
July 29, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali maxamed Yuusuf Cali Guray oo kamid ah haldoorka Somaliland ee badi ka hadla xaalada dalka ayaa si qotodheer uga hadlay xaalada Somaliland marayso khilaafka doorashooyinka iyo jabhada cusub ee buurta gacan libaax fuushay Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa madaxwayne bixi iyo gudoomiyaha guurtida jsl saleebaan ku eedeeyay in ay talo xumadoodii keentay in maanta Somaliland qarka usaaran tahay in ay burburto Dhanka kale siyaasi cali ayaa fariin udiray xisbiyada mucaaridka iyo beesha garxajis HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Xilkii U Kala Wareejiyey Agaasimhii Hore Iyo Agaasimaha Cusub Ee Dhawa... Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Wadayaasha Gaadiidka Yar Yar Raalin Galin Ka Siiyay Amar Deg Deg Ah O... DAAWO; Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxaan oo Luuqadii Ugu Adkayd... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|