|
|||||
WAJAALE NEWS
“Muj Maxamed Cali Wuxuu Fadhiisin Ka Dhigtay, Geedka Maxamed Cali Iyo Wadada Godka, Oo Udhaxaysa Wajaale Iyo Geed balaadh,Dhalinyarada Waxaan Leeyahay, Halkaasi Taga Oo Isku Soo Mehersada” Wasiir Maxamed Kaahin.
July 12, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland maxamed kaahin axmed ayaa ka waramay taariikhdii halgameed ee Muj Maxamed Cali Faarax oo kamid ahaa sarkiishii SNM EE Bilaabay halganka dib uxoraynta madaxbanaanida Somaliland ayaa siqoto dheer uga hadlay isagoo ka sheekeeyay goobkii uu ka bilaabay halganka iyo fadhiisimadii uu ka samaysay deegaano xuduudka Somaliland ku dhow. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Ka Hadley Maayarka Cusub ee Dhawaan Lagaga Dhawaaqay Magaalad... “Waxaan Qirayaa In Beesha Xareed Ku Suntanayd Halgankii Dalka lagu Xoreeyay, kan Maantana ..”Gudoomi... Somaliland: Wasaarad Iyo Komishan Dowli Ah Oo Cidda Ay U Shaqeeyaan Ku Socodsiiyey Qoraalo Is-Burina... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|