|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameedkii Muqdisho Uga Yimid Xal Uhelida Laascanood Oo Lagu Sii Sabootiyay Madaarka Caasimada Hargaysa.
July 15, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameed koonfurta somaliya uga yimid xal uhelida dagaalka laascanood dadaalano ugu jiray sidii ay isku soo horfadhiisan lahaayeen madaxda Somaliland iyo garaarada gobolka sool dhawaan la kulmay madaxwaynaha Somaliland ayaa maanta dib uu laabtay magaalada muqdisho ooo ay hore uga soo kicitimeen Madaxdhaqameedka Somaliland oo uuu horkacayo suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa madaarka caasimada hargaysa kusii sabootiyay madaxdhaqameedkan. Related posts:DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Kusoo Laabtay Jig Jiga Kana Hadlay Khilaafkii Udhexeeyay Madaxda Dawlada... Daawo:Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Maanta Qaab Dheemaalaysan Ku Ansixiyay Heshiiska Dekeda Berb... “Sidani Dawladnimo Maahee Waa Budhcadnimo; Maanta Ninka Dagaalka Ka Dhex Bilaabay Golaha Wakiiladda ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|