Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Wakhtiga Ay Qabanayaan Doorashada Ururada Iyo Ta Madaxwaynaha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Wakhtiga Ay Qabanayaan Doorashada Ururada Iyo Ta Madaxwaynaha
July 17, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Komishanka Doorashooyinka somaliland ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay jidwalka doorashooyinka jsl iyo wakhtiyada ay kala dhacayaan.

Sidoo kale komishanka doorashooyinka ayaa sheegay in ay soo horaynayso doorashada ururada oo dhici doonta 28decenber 2023, halka doorashada madaxtooyaduna ay dhici doonta 13/11/2024ka.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS