|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Ibraahim Xaaji Muuse “Wacays”
July 23, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta aasqaran loogu sameeyay xabaalaha baqiic ee magaalada hargaysa marxuum aqoonyahan Ibraahim Xaaji Muuse “Wacays” oo habeenkii xalay ku geeriyooday magaalda hargaysa Aaska marxuumka ayaa waxaa ka qaybgalay wasiirka arimaha gudaha Somaliland siyaasiyiin mujaahidiin, aqoonyahan iyo qaybaha kala duwan ee shacabka Somaliland kuwaasi oo ka waramay taariikhdii marxuumka iyo doorkii uu ku lahaa dib udhista dalka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Wasiirka Maaliyada Somaliland Marwo SamSam Cabdi Aaden Oo Caawimo Gaadhsiisay Isbitaalka Wayn ... Xildhibaan Khadar Guun Oo Ka Hadlay Xadhiga Gaashaanle Sare Faysal Xiis, Eedo Culusna Ujeediyay Tali... Daawo:”Qaarbaa Suuqa Ka Leh Faysal Muusuu Dhisayaa Anuu Xiligaan Ina Cigaal Iyo Rayaale Challenge ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|