|
|||||
WAJAALE NEWS
Cali Xaamud Oo Shaaciyay In Uu Ka Tanaasulay Hankiisii Musharaxnimo Ee Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl, Fartana Ku Fiiqay Xildhibaanada Reer Awdal Ee Xagal Daaciyay!
July 22, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Cali xamud jibriil Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada oo utartamayay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland oo doorashadiisa ay ka hadhsan tahay saacado ayaa goordhawayd shaaciyay in uu ka tanaasulay munsraxnimadii gudoomiyaha golaha wakiilada kadib markii xildhibaano reer awdal ahi xagal daaciyeen hankiisii iyo fursadii ay beelaha reer Somaliland siiyeen reer awdal HALKAN KA DAAWO MUUQAAALKA WARKAN; Related posts:Dagaalka Ka Socda Gudaha Dalka Itoobiya Iyo Saamaynta Uu Ku Yeelan Karro Xaalada Dalalka Geeska Afri... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ireland Oo Qasrigiisa Madaxtooyada Ku Qaabilay Madaxweynaha Jamhuuriyada ... Golaha Amaanka Oo Go,aamo Kasoo Saaray Xiisada Biyo Xidheenka Ee Udhaxaysa Itoobiya Iyo Masar! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|