Bada Cas Oo Laga Badbaadiyay Dhibaato Halisteedu Socon Lahayd Mudo 25sano Iyo Waxay Tahay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bada Cas Oo Laga Badbaadiyay Dhibaato Halisteedu Socon Lahayd Mudo 25sano Iyo Waxay Tahay!
July 26, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Marinka bada cas ee Somaliland kamid tahay wadamada kulaalaya ayaa laga badbaadiyay dhibaato halisteedu socon lahayn mudo ka badan 25sano

Qaramada midoobay ayaa bilowday badbadinta marka siday naafto badan oo mudo 10sano ah kooxaha xuutuyiintu ku haysteen bada cas kaasi oo hada la bilaabay sidii looga shubi lahaa shidaalkaa uu siday oo hadii uu ku daato biyaha badan ay ka dhalan karto dhibaado wasakhow biyaha bada ah

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS