Xildhibaan Guruuje Oo Sharaxay Khaladaadka Sharci Ee Ku Jira Dacwada Xeer Ilaalintu Ka Gudbisay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Guruuje Oo Sharaxay Khaladaadka Sharci Ee Ku Jira Dacwada Xeer Ilaalintu Ka Gudbisay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl.
June 7, 2023 - Written by Editor:

“Gudoomiyaha Maxkamada Sare Aadan Xaaji Cali  Waxaan Odhan lahaa, Adigoo Ilaalinaya Dastuurka Dacwadaa Waa In Aad Hakisaa, Inta Aad Helayso Ogolaanshaha Golaha Wakiilada”Xil, Guruuje.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed nuur guruuje oo katirsan golaha wakiilada ahna gudoomiyaha gudida joogtada ah ee golaha ayaa ka hadlay dacwada xeer ilaalintu kusoo oogtay gudoomiyaha golaha wakiilada iyo dariiqa ay umartay isagoo sheegay in aanay xeer ilaalintu golaha markhaati gashan Karin

Dhanka kale xildhibaan guruuje ayaa sheegay in dacwada gudoomiye khaliif looga gudbiyay maxkamada sare ay sharci daro tahay islamarkaana hadii xilka laga qaadayo ay awood uleeyihiin xildhibaanada golaha wakiiladu.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS