|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Axmed Khaliif Oo Madal Madaxwayne Kuxigeenku Ku Sugnaa Kaga Hadlay Arinta Askriga Maalmihii Udanbaysay Laga Hadlayay Oo Uu Dhakhtarka Ku Booqday!
June 5, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed khaliif oo kamid ah mudanayaasha golaa wakiilada Somaliland ayaa madal uu maanta madaxwayne kuxigeenka Somaliland ku sugnaa ka kaga hadlay dhacdada askari ciidanka katirsanaa oo gaadhii uu waday oo la dhacay dawlada ku xukuntay in uu bixiyay magata askartii ku dhimatay iyo kuwii ku dhaawacmay isaga lagu xukumay afar sano oo xabsi ah taasi oo dhaawacii soo gadhay uu la curmaayay Sidoo kale xildhibaanka ayaa sheegay in uu booqday askariga oo isaga oo sil siladaysan lagu dawaynayo cisbitaalka, isagoo madaxwayne kuxigeenka Somaliland ka codsaday in hoos loo eego xaalada askarigan.
Related posts:DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Soo Kormeeray Dhismaha Wadooyin Laami Ah Oo Ay Ka Hirga... Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Kormeeray Goobaha Diwaangalintu Ka Socoto Ee Caasimada ... DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Ka Hadlay Go'aankii Ay Soo Saareen Isbahaysiga Madasha & Mucaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|