|
|||||
WAJAALE NEWS
Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Kulan La Yeeshay Ilaaliyayaasha Imtixaanka Iyo Arimaha ay Kula Dardaarmeen.
June 14, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta xafiiska imtixaanaadka qaranka ayaa kulan la yeeshay ilaaliyayaasha amaba gudoomiyayaasha goobaha imtixaanaadka qaranka ee dalka oo dhan Kulankan ayaa waxaa ka hadlay gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka daa,uud axmed faarax iyo gudoomiye kuxigeenka xafiiska xasan kuwaasi oo ilaaliyayaasha iyo gudoomiyayaasha imtixaanaadka ardayda ufadhiisanaysa kula dardaarmay in ay kor uqaadaan sida ay u ilaaliyaan ardayda iyo waxyaabaha ka madnuuca ah.\\ Dhanka kale Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa dardaaran culus udiray ardayda u fadhiisanaysa imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada 8aad iyo afraad ee dugsiyada sare. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“ADEER HA I GAGA TAGIN MEESHA” Qiso Xunuun Badan oo dhexmartay Wiil Dhalinyaro ah iyo Ilmo Yar oo 10... Dowlada Jabuuti Oo Faysal Cali Waraabe Ugu Balanqaadey Milayiin Dollar Kana Sexeexday Inuu Ka Takh... DAAWO;-Milicsiga Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Eedo Culus Ujeedinaya Madaxwayne Muuse ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|