Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale!
June 24, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha Somaliland Maxamed kaahin Axmed ayaa maanta xafiiskiisa shahaado sharaf ku gudoonsiiyay Qoraa/Muj Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo Qoray Bugaag Dhaxalgal ah oo uu kaga hadlayo  halgankii Snm ku xoraysay somaliland kuwaasi oo la dhigay Libareeriyada Caalamka.

Dhanka kale Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale ayaa wasiirka arimaha Gudaha Uga Mahad celiyay shahaado sharafta uu ku maamuusay isagoo ka hadlay qiimaha uu shacabka Somaliland uleeyahay halgankii dalka Somaliland lagaga xoreeyay taliskii mucaganga ahaa ee Siyaad Bare.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS