Shirkii Nabadaynta Beelo Dhawaan Dirir Ku Dhexmartay Gobolka Togdheer Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkii Nabadaynta Beelo Dhawaan Dirir Ku Dhexmartay Gobolka Togdheer Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay!
June 20, 2023 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Shirka nabadaynta beelo walaalo ah oo dhawaan dirir ku dhexmartay deegaanka cali saahid oo katirsan gobolka togdheer ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay magaalada burco kaasi oo laga soo saaray qodobo ay ku heshiiyeen labada beelood

Shirkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiiro xukuumada katirsan madaxdhameedka labada beelood iyo xildhibaano katirsan golaha wakiilada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS