|
|||||
WAJAALE NEWS
Reer Gabiley Oo Munaasibad Sabootin Ah Usameeyay Badhasaab Kuxigeenkii Hore Ee Gobolka Oo Udalacay Badhasaabka Gobolka Saaxil.
June 23, 2023 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Munaasibad sagootin ah ayaa magaalada gabiley loogu qabtay badhasaabkii kuxigeenkii ugu mudada dheeraa ee gobolka gabiley cali case oo dhawaan madaxwayne biixi udalacsiiyay badhasaabka gobolka saaxil Munaasibadan ayaa waxaa kazoo qaybgalay badhasaaba gobolka gabiley maayarka magaalada, waxgarad iyo qaybaha kale duwan ee bulshada taasi oo uu goob joog ka ahaa badhasaab cusub ee saaxil cali case oo isaga lagu maamuusay munaasibadan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Dawlada Somaliya Oo Shaacisay In Tartan Loo Galayo Shirkadaha Diyaaradaha Ee Xujayda Uqaadi Doona Xa... Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Minesota Oo Lafilyo In Uu kamid Noqdo murashixiinta Madaxway... Gudoomiyaha Golaha Guurtida Ka Waramay Gudi Isku Xil Saartay Xal Uhelida Khilaafkii Udhexeeyay Golah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|