|
|||||
WAJAALE NEWS
Raage Garaad Cabdiqani Garaad Cali Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Loogu Sameeyay Magaalada Hargaysa Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Ka Jeediyay!
June 1, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Raage garaad Cabdiqani Garaad Cali ayaa maanta munaasibad balaadhan oo lagu soo dhawaynayo loogu qabtay caasimada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen wasiiro,xildhibaano katirsan labada gole madaxdhaqameed iyo bulshada qaybaheeda kala duwan. Raage garaad Cabdiqani ayaa k ahadlay sobobta uu Somaliland uyimid xiligan isagoo sheegay in uu doonayo in uu dadaal nabadeed ka galo colaada ka taagan gobolka sool iyo khilaafka udhexeeya Somaliland garaadada gobolka sool isagoo ku baaqay in la qaato nabada layskugu yimaado miiska wada hadalka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo; Nuxurka khudbadii Salaada jimcaha ee Sheekh Almis Yaxye Xaaji Ibraahim Oo Uu Kaga Hadlay Ahmi... Waftigii Uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Kormeeray Kastamka Bari Ee Laascaano... DAAWO: Boqolaal Ka Mid Ah Bulshada Gabiley Iyo Wajaale oo Maanta Iskugu Soo Baxay Salaadii Roobdoont... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|