|
|||||
WAJAALE NEWS
Muj Cabdilaahi Dirawal Oo Sheegay In Somaliland Dhex Fadhido Somaliya Iyo Fariinta Uu Udiray Xukuumada Somaliland!
June 13, 2023 - Written by Editor:“Somaliland Waxaad Moodaa Dhowr Iyo Tobankii Sano Ee Udanbeeyay, In Aynu Dhex Fadhino Somaliya, Ismana Ogin”Muj cabdilaahi Dirawal. HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyasadeedka Muj Cabdilaahi Iimaan dirawal ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka iyo sida ay Somaliland ugu milantay somaliya iyadoo aqbashay safiirada somaliya ufadhiya beesha caalamku in aynu uqaabilno sidii aynu nahay qayb kamid ah somaliya. Sidoo kale gudoomiye cabdilaahi dirawal ayaa ka hadlay iscasilaada gudoomiyihii hore ee golaha wakiilada Somaliland cabdirasaq khaliif. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Door-roonihii Da'dii Aan Ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir) (1956kii - 1987kii) Qalinka... DAAWO;-Madaxwayne Biixi Oo Cadeeyay Sobobta Uu Uga Soo Horjeedo In La Ansixiyo Gobolnimada Gabiley!! DAAWO ;Dhacdo Layaable Lamaanihii Ugu Da,yaraa Ee Iscalmada Dunida Oo Habeenkii Xalay Arooskoodu Ka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|