Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Markale Sedex Cisho Oo Rumaan Ah Ujartay Wariye Bushaaro Baaday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Markale Sedex Cisho Oo Rumaan Ah Ujartay Wariye Bushaaro Baaday.
June 11, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta saddex maalmood oo rummaan ah (Xabsi ku siihayn) u jartay wariye Bushaaro  Cali Baanday.

Waa markii afraad ee wariyaha loo jaro Rummaan iyada muddo bil ku dhaw ku xidhan Hargeysa.

Waxa xusid mudan in wariye Bushaaro Cali Baanday in wali wax kiis ah lagu soo oogin.

 

COMMENTS
LINKS