|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Maanta La Horkeenay Eedaha Loo Haysto Wariye Bushaaro Baaday.
June 20, 2023 - Written by Editor:Xeer Ilaalinta Somaliland ayaa maanta horkeentay Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex eedda rasmiga ah ee loo haysto wariye Bushaaro Baanday, oo mudo bil iyo dheeraad ah ku xidhan magaalada hargaysa. Saddex eedood ayaa xeer ilaalintu keentay kuwaas oo la xidhiidha shaqadeeda Suxufinimo. Sidoo kale afar wariye oo kale oo aan Somaliland joogin ayaa kula jira eedda. Cabdirisaaq Yuusuf Cali (Teera) Maxamed Yusuf Bakayle Cabdisalaan Germani Axmed Saki Ibraahim.
Related posts:Daawo: Xildhibaan Rayte Oo Madaxweynaha Iyo Wasiirka Arrimaha Guddaha U Soo Jeediyay In Xeerka Diw... Marwada Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Dalka Ku Soo Dhaweysay Haweenayda Ganacsatada Caanka ah e... Daawo:Safiirad Ayaan Cahsuur Iyo Safiirka Cusub ee Sweden Oo Ka Hadlay Dareenkooga Xilalka Xusub ee ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|