|
|||||
WAJAALE NEWS
Mahdi Maxamed Guuleed Oo Ka Xog-waramay Dhacdooyin Xasaasi Ahaa Oo Ku Xeernaa Kulankii Madaxwayne Biixi Iyo Farmaajo Ee Adis Ababa.
June 14, 2023 - Written by Editor:“Muuse Waa Shakhsi, Marka Ay Xaajadu Ku Adag Tahay, Dadka Telefoonka Ka Rida, Oo Shucuurta Somalinimada Iyo Walaaltinimada Xadhigaa Uga Garaaci Jiray Madaxwayne Farmaajo, Marka Ay Xaajadu Iskugu Toosan Tahayna, Afka Taaga Oo Kibra”Mahdi Guuleed. MUQDISHO(W,N)-Raysal-wasaare kuxigeenkii hore ee somaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa waraysi lala yeesheen arimo xasaasiya oo la xidhiidha somaliland kulankii adis ababa ee madaxwayne biixi iyo farmaajo Sidoo kale mahdi guuleed ayaa si qotodheer uga hadlay xaalada somaliland ku sugan tahay iyo hogaan xumada madaxwayne biixi HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Wasiirka Gaashaandhiga JSL Iyo Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Oo Soo Kormeeray Cisbitaalka Ciidanka E... Wasiirka Beeraha Oo Tababar Ufuray Beeralayda Deegaanka Indhanka Deera Yahanka Ee Gobolka Gabiley. Dhalinyaro Kooxo Ah Oo Iskugu Laynaysay Labadii Habeen Ee U Danbeeyey Xaafad Kamid Ah Magaalada Harg... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|