Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Kormeeray Goobaha Ay Ka Socoto Kaadh Qaadashadu Ee Gobolka Awdal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Kormeeray Goobaha Ay Ka Socoto Kaadh Qaadashadu Ee Gobolka Awdal
June 8, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xubnihii Golaha wasiirrada ahaa ee ku wehelinaayey safarkiisa Awdal oo maalintii labaad galay ayaa kormeerey goobaha ay Ka socota kaadh qaadashada cod bixiyeyaadha Gobolka Awdal.

COMMENTS
LINKS