|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Arimo Xasaasiya Oo La Xidhiidha Xaalada Somaliland!
June 1, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland iyo wafti uu hogaaminayay oo mudo ku maqnaa dalka dibadiisa oo uu kaga qaybgalay xuska 32guurada somaliland dalal dhowr ah oo ku yaala qaarada yurub iyadoo madaarka caasimada hargaysa ay kusoo dhaweeyay xubno kamid ah golaha wasiirada oo uu weheliyo maayarka caasimadu. Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka somaliland ayaa ka waramay waxyaabihii uu kala kulmay qurba joogta somaliland iyo arimaha loo baahan yahay in ay fuliso xukuumada somaliland.
Related posts:Maxaa Saboba Badalada Deg dega Ah Ee Masuuliyiinta G/Gabiley? Maxaase keenay in Isku Shaandhayn Kas... Hadalkii Safiirka Somaliland Ufadhiya Itoobiya Oo Laga Cabsi Qabo In Uu Galaafto Xidhiidhka Somalila... Baarlamaanka Dalka Itoobiya Oo Meel Mariyay Dib U Dhigida Doorashada, Xili Ay Siyaasiyiin Badani Kas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|