Komishanka Doorashooyinka Oo Magaalada Burco Ka Daahfuray Kaadh Qaadashada Gobolka Togdheer. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Oo Magaalada Burco Ka Daahfuray Kaadh Qaadashada Gobolka Togdheer.
June 10, 2023 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Komishanka Doroshoyinka Qaranka JSL ayaa maanta magalada Burco ku qabtay munaasibada balaadhan oo lagu daahfurayey Kaadh-Qaybinta Codbixiyaasha Gobolka Togdheer.

Qaadashada kaadhka codbixinta ayaa si rasmiya uga bilaabmi doonta guud ahaan degaanada Gobolka Togdheer maalinta Isniita ee ay bishu tahay 12.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS