|
|||||
WAJAALE NEWS
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kasoo Horjeestay Dacwad Ay Xukuumada Ka Gudbisay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl.
June 6, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Hogaanka sare ee xisbiga mucaaridka ee wadani oo kala gudoomiya xisbiga iyo musharaxa madaxwayne ee xisbiga ayaa qoraalo uu midka dhinaciisa kasoo saaray kaga horyimid dacwad xafiiska xeer ilaalinta maxkamada sare uga gudbiyay gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland cabdirasaaq khaliif taasi oo ay ku tilmaameen mid sharciga baalmarsan islamarkaana sii kala kaxaynaysa shacabka somaliland iyadoo horeba ay xaaladi uga taagnayd gobolka sool Halkan kaga bogo warkan oo faah faahsan; Related posts:Hirdanka Loolanka Xisbiga Kulmiye iyo Dareenada kasoo Cusboonaadey Kala Shaandheynta Xubnihii Beelah... Xisaabiyihii Guud Ee Hore Oo Bulsho Waynta S/land Si Cilmiyaysan Ugu Iftiimiyay Masuulka Waayo Araga... Maamul Goboleedka Punland Oo Shacabka Uga Digay Roobab Dabaylo Wata Oo Kusoo Waajahan Deegaanada Xee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|