|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday, Wakana Warbixiyay Safarkiisii Iyo Waxyaabaha Usoo Qabsoomay.
June 10, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada somailand cali xaamud jibriil ayaa maanta lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa safar uu mudo dalka dibadiisa ugu maqnaa kadib Gudoomiye cali xaamud ayaa ka warbixiyay safarkiisii iyo waxyaabaha usoo qabsoomay Sidoo kale gudoomiye cali ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka iyo dacwada lagu soo oogay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Ganacsato Gacanta U Gelisay Mashruuc Imaaraadku U... Wasiirka Wasaarada Deegaanka Oo Gaadhay Gobolka Gabiley Iyo Ujeedada Kormeer Ay Kusoo Martay Dugsiga... DAAWO; War Naxdinle Sedex Caruura Oo Walaalo Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Iyo Aabaha Dhalay Caruurt... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|