|
|||||
WAJAALE NEWS
“Gudoomiyaha Maxkamada Sare Iyo Maxkamada Dastuuriga Ahiba, Waxay Ku Dhacday Dabin, Oo Hadii Aan Talaabo Laga Qaadin Somaliland Danbe…”Boqor Buurmadow.
June 6, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Boqor cismaan Aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliand ayaa ka hadlay dacwada xukuumadu maxkamada sare uga gudbisay gudoomiyaha golaha wakiilada iyo jawaab deg deg ah ee kazoo baxay gudoomiyaha maxkamada sare Sidoo kale boqor burmadow ayaa sheegay in gurmad iyo in talaabo laga qaado ay ubaahan tahay maxkamada sare HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|